RW Kheyre oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Galmudug (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug kula kulay guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug...