CIA-da oo hakisay xogo sirdoon oo ay siin jirtay Congresska Maraykanka (Sababta)
Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in hadda kaddib aysan mudanayaasha Congarska la wadaagi doonin, xogaha ku saabsan khatarta faragelinta shisheeye uga iman karta doorashada madaxtinimo ee...