Cabdikariin Xuseen Guuleed oo horey u soo noqday Wasiir heer federaal iyo Madaxweyne goboleed ayaa soo saaray War saxaafadeed uu uga hadlayo arrimaha amniga iyo...
Dowladda Turkiga ayaa si weyn u kordhisay joogitaankeeda ciidan ee gudaha Soomaaliya, iyadoo halkaas u dirtay 500 askari oo cusub. Talaabadan ayaa qeyb ka ah...
Shabakadda wararka ee “CNN” ayaa iyadoo soo xiganaysa mas’uuliyiin Maraykan ah shaacisay in Mareykanku helay xog sirdoon oo cusub oo muujinaysa in Israa’iil ay isu...
Afhayeenka militariga ee kooxda “Ansaar Allah” (Xuutiyiinta), Yahya Saree, ayaa waxa uu sheegay in lagu beegsaday garoonka diyaaradaha Ben Gurion ee Tel Aviv gantaal ballistic...
Todobaadka soo socda Magaalada Muqdisho waxaa ku soo fool leh inta badan siyaasiyiinta Mucaaradka ee ka maqan magaalada Muqdisho. Raisul Wasaareyaal hore oo ay ka...
Wixii ka dambeeyay dagaalkii India iyo Pakistan ee 2025, dawladda Pakistan waxay Muniir u dallacsiisay darajada Field Marshal 20kii Maajo 2025, taasoo ka dhigtay shakhsigii...
Iyadoo si toos uga shidaal qaadanaysa buug-ciyaareedka BRICS, Tansaaniya waxay ku dhawaaqday inay si rasmi ah uga mamnuucday doolarka Maraykanka wax kala iibsiga gudaha. Bangiga...