Maamulka SSC Khaatumo oo magac cusub la baxay
WAR-SAXAAFADEED Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa shir guddoomiyey kulankii todobaadlaha ahaa ee golaha wasiirrada. Ugu horrayn guddi hoosaadyada golaha ayaa ka warbixiyey...