Sidee Adan Madoobe & wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Algiers?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria....