Raisul Wasaare Xamse Barre oo hambalyo & bogaadin u diray..
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha,...