Dabley hubeysan ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dilay lamaane wada socday. Goob joogayaal ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen Saciid...
Somaliland ayaa shaacisay inay aqoonsigii kala noqotay dowlada Soomaaliya hadda kadibna ay ugu yeerayso “Maamulka Soomaaliya” War saxaafaddeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland...
Israel aya qiratay geerida Shan askari ee ku dhintay burburka dhisme ku yaalla degaanka Khan Younis ee Marinka Gaza kuwaasoo ka tirsanaa cutubka khaaska ah...
Dowlada Somalia ayaa shaacisay in la dilay hogaamihihii Al Shabaab ee gobolada dhexe ee Somalia (Nuur Cabdi Rooble Nuunuule) Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi  ayaa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu baaqday in wadahadal diblomaasiyadeed laga yeesho xayiraadda socdaalka ee Mareykanku ku soo rogay muwaadiniinta Soomaaliyeed, taasoo noqotay...
Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlada Jubaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ahna Ku simaha Madaxweynaha Dowladda ayaa manta boqolaal kamida qeybaha kala duwan ee bulshada iyo...