Dibed bax lagaga soo horjeeday warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii dayn doonto maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood,...
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweyne Xassan Shiikh inuu sharciga ku soo laabto haddii uu diidana xilka Iscasilo. Bayaan...
Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa maanta gaaray caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Abu Dubai, waana socdaal qeyb ka ah safarka diblomaasiyadeed ee uu trump...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka May, taas oo lagu xusayay 82...
Waxaan soo dhoweynayaa Xisbiga Cusub ee Cadaaladda iyo Wadajirka, waana raadraac wanaagsan oo loo qaaday dhanka Dimoqaradiyada, waana xisbi mudan in laga qaato tusmo iyo...