DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Britain Liz Truss oo is-casishay, Lix todobaad ka dib
Ra’iisul wasaaraha Britain Liz Truss ayaa maanta sheegtay inay iska casileyso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo noqoneysa ra’iisul wasaarihii ugu muddada gaabnaa taariikhda Britain....