Howlgal milateri ayaa maalintii labaad ka socda degaano u dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose halkaasoo ay ku sugan yihiin dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab....
Xildhibaan Aaden Barre Ducaale oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa sheegay in loo baahan yahay in mas’uuliyiinta Soomaaliya ay u midoobaan sidii ay dalkooda...
Nin Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Cape Town ee dalka koonfur Afrika sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Maxamed Yuusuf ayaa sida...
Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomalaiya Nicholas Haysom ayaa War ka soo saaray xaaladda Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, kadib markii uu socdaal ku tegay...