Allbanaadir.com
NEWS

Dab Xoogan oo saakay qabsaday xarumo ganacsi oo kuyaala Guriceel (Daawo Sawirada)

Dab xoogan ayaa qabsaday xarumo ganacsi oo kuyaala Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxaana dabka oo ahaa mid xoogan lagu guul dareestay in si deg deg ah loo damiyo.

Sida aan wararka ku helnay Dabka ayaa ka bilowday qeybta Keydka Shidaalka ee xarunta Ganacsi ee Beder, waxaana dabka uu kusii fiday xarumo kale oo shirkadaasi iyo shirkado kale lahaayeen.

Waxaa wali degmada Guriceel ka socda dadaalo lagu doonayo in dabkan lagu damiyo inta aysan sii faafiin, waxaana isku soo baxay oo doonaya in dabka damiyaan dadka ku dhaqan Guriceel.

Related posts

Yaa Ka Mas’uul ah Caddaaladda Soomaaliya ? (Wax badan ka Ogow)

admin

Meydka Shan jirkii 5 maalmood ku xanibnaa Ceelka oo la aasay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Maxkamada Ciidamada oo maanta Xukun dil ah ku riday Abuukar Macalin Axmed

Cabdi Cade
Taboola Ads ---