Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Farmaajo loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo iyo  Geel huwan astaanta Calanka oo..

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaaladaasi, waxaana soo dhaweynta Madaxweynaha ka qeyb galay dadweyne aad u badan.

Soo dhaweynta magaalada Gaalkacyo loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo ayaa aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay , waxaana magaalada isugu soo baxay dadweyne xirnaa astaanta calanka Soomaaliya.

Shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo kusoo dhaweeyay hadiyadna uga dhigay neef geel ah oo lagu xardhay astaanta Calanka Soomaaliya .

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Tirada geerida Yuhuuda oo dhaaftay 600 iyo Warbixinadii u dambeeyey (Sawirro cusub)

Caydiid Ali

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Farriin Tacsi ah u Diray Dowladda iyo Shacabka …

Cabdi Cade

Mareykanka oo Markii u horeysay diiday qaraar ka dhan ah Ruushka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---