Allbanaadir.com
NEWS

Guddigii Maaliyada iyo Miisaaniyada ee Golaha Shacabka oo lakala diray (Akhriso)

Warqad kasoo baxday Gudoonka golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu kala diray Guddigii Baarlamaanka u qaabilsanaa Maaliyadda , Misaaniyada , Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Maaliyadda.

Kala dirista guddigan ayaa sabab looga dhigay qoraalkii muranka badan dhaliyay ee dhawaan soo saareen xubno katirsan Guddiga iyo khilaaf soo kala dhax galay xubnaha guddigaasi.

Guddiga Maaliyada iyo Misaaniyada Golaha Shacabkja Soomaaliya ayaa dhawaan soo saaray qoraal uu ku shaaciyay in Wasaarada Maaliyadda Musuq maasuq ku kacday sidoo kale jiraan lacago malaayiin dollar oo la la’yahay.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Guddiga lagu kala diray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

(Daawo Sawirro) Sida looga ciiday Boosaaso iyo Garoowe

Caydiid Ali

Xagee ku Dambeysay Amiiradii u dhalatay Imaaraadka ee baxsatay ?(Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Haween ciyaaraya K/Cagta oo lagu arkay garoomada Xaafadaha Muqdisho (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---