Allbanaadir.com
NEWS

Dagaal saaka ciidanka Somaliland & Khaatumo ku dhexmaray..

Dagaal xoogan ayaa ka dhacay inta u dhexeysa degaanada Buqdharkayn iyo Yayle oo ka tirsan gobolka Sool.

Sida wararku sheegayaan dagaalka ayaa dhexmaray ciidamada Somaliland kuwa Khaatumo

Lama oga qaabka uu  dagaalku ku bilowday hase ahaatee maamulka Khaatumo oo war soo saaray ayaa sheegay in dagaalka uu ka bilaabmay markii saaka ay ciidamada Somaliland soo weerareen xoolo ka cabaya berkadaha Buqdharkayn

War Saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in ciidamada Khaatumo  ay ka hortageen weerarkaas ayna la dagaalameen ciidamada Somaliland.

Ma jiraan warar banaan oo ka hadlay dagaalkan iyo khasaaraha ka dhashay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KHAATUMO

Related posts

Madaxweyne Deni oo qaabilay Catriona Laing iyo Wafdi ay hoggaamineyso (Sawirro)

Cabdi Cade

Dowlada Soomaaliya oo xireysa qaar kamid ah Jaamacadaha Muqdisho iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Deni oo Odayaasha degmada Qardho kala hadlay qodob Muhiim ah (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---