Allbanaadir.com
NEWS

Tirada Soomaalida & dalalka kale ee laga tarxiilayo Mareykanka

Maamulka cusub ee uu hogaamiyo Madaxweyne Trump ayaa qorsheynaya inuu Mareykanka ka soo tarxiilo kumanaan qof oo sharci ku galay kuna jooga dalkaas bilaha soo socda.

Dadka la soo tarxiilayo ayaa loo kala diri dalal badan oo ay ka soo kala jeedaan waxaana ku jira dad Soomaali ah oo ka badan afar kun oo qof sida ku xusan liiska dalalka dadkooda la taxiilayo oo ay soo saartay dowlada Mareykanka.

HOOS KA AKHRISO TIRADA IYO MAGACYADA DALALKA LOO TARXIILAYO DADKA LAGA MASAAFURINAYO MAREYKANKA

Related posts

Daawo Sawirada: Axmed Madoobe oo kormeer ku tagay Deegaan Al Shabaab laga saaray

Cabdi Cade

Ninka ugu caansan ee mucaaradka madaxweyne Kais Saied oo xabsi la dhigay

Cabdi Cade

Dowladda Ruushka oo Damaanad-qaad dhinaca Amniga siisay Madaxweyne Joi Biden oo…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---