Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo soo saartay go’aan khuseeya degaanka Soomaalida

Puntland ayaa ku dhawaaqday in Canshuurta soo galida laga dhaafay dhammaan gaadiidka ganacsi ee ka imaanaya dhinaca Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana la amray in lagu diwaangaliyo Taarikada Itoobiya ee ay gaadiidkan wataan oo aan lagu qasbin tan Puntland.

Gaadiidkan ayaa ku socda Dekedaha Garacad iyo Boosaaso, waxayna ka dhigan tahay in Puntland  doonayso dardargalinta ganacsiga isku xiran 2-da dhinac, iyadoo la amray in loo fududeeyo socodka ganacsigan, Agabyada ganacsi ee ay wadaan gaadiidkan ayaa lagu canshuuri karaa dekedaha ay ka dhoofayaan oo kaliya.

Talaabadan ayaa loo qaaday si iskaashiga ganacsiga loo fududeeyo, loona yareeyo caqabadaha iman kara.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLAND

Related posts

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyay dalka Dibaddiisa oo Muqdisho laga soo dejiyay (Sawirro)

Cabdi Cade

Booliiska Somaliland oo gacanta ku dhigay Gacankudhiigle baxsad ku jiray

Cabdi Cade

Jubbaland oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gedo, ka dib Markii

Caydiid Ali
Taboola Ads ---