Allbanaadir.com
NEWS

Xassan Shiikh & wafdi uu horkacayo oo gaaray dalka..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti

Booqashada Xassan ayaa timid ka dib martiqaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle sida ay sheegtay madaxtyooyada Somalia

Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal iyo labada shacab, iyagoo diiradda saari doona iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, iyo arrimaha gobolka.

Inta lagu gudajiro booqashadan halka maalin ah ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo qaadi doonaa wadaxaajoodyo la xiriira danaha wadaagga ah ee labada Jamhuuriyadood ee walaalaha ah.

Related posts

Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku riday Cabduqaadir Maxamuud Cali (Sawirro)

Cabdi Cade

Wasiir Fiqi oo lacag ku bixinaya dacaayado ka dhan ah Xildhibaanadii mooshinka…

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse oo Ballanqaaday adeegyo laga geyn doono Deegaanadii Al Shabaab laga saaray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---