Allbanaadir.com
NEWS

Wasaaradda Awqaafta oo magacawday guddi uu ku jiro Sheekh Cali Dheere

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , ayaa magacawday guddi  qaban qaabada salaada janaasada iyo aaska caalimkii weynaa ee Sheekh Muuse Cadde oo dhawaan ku geeriyooday dalka Holland.

Meydka Sheekh Muuse Cadde , ayaa lagu wadaa in laga soo dejiyo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana Sheekh lagu dukan doonaa salaad janaaso ah ay ka qeyb gali doonaan madax iyo culumaa’udiin kala duwan.

Guddiga Wasaarada Awrqaafta magacawday ayaa guddoomiye looga dhigay Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdu Baari, halka kuxigeena looga dhigay Sheekh Cali Maxamuud (Cali Dheere), oo xilal kala duwan kasoo qabtay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

 

Related posts

RW Rooble oo ka hadlay doorashadii Banaadiriga ee ka dhacday Muqdisho

Caydiid Ali

Wararkii u dambeeyey dhulgariirka Marooko & tirada dhimashada oo sii kordheysa (Sawirro)

Caydiid Ali

Farmaajo iyo Rooble oo ku howlan qorsheyaal isdiidan oo halis ah & walaac ka dhashay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---