Allbanaadir.com
NEWS

NISA oo ka hadashay howlgal lagu laayey Shabaab badan

Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan  Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Qoraal ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkaas oo ka dhacay degaanka Yaaqle lagu dilay 37 ka tirsan Al shabaab laguna dhaawacay 30 kale.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA NISA

Related posts

Shirka Muqdisho oo la sheegay in uu aarsi u yahay kii ka dhacay Masar 1997-dii !!

Cabdi Cade

Xamaas oo wareejisay afar meyd iyo xogta qaabkii loo dilay oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Haweeney aan Muslim aheyn oo loo heesto in Daacishta Soomaaliya ragga u qori jirtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---