Allbanaadir.com
NEWS

NISA oo soo qabatay Cali Hilowle Ibrahim & Axmed Samatar Cali

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa War saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay iney soo qabtay labo nin oo ku eedeysan dilal ka dhacay Muqdisho.

Cali Hilowle Ibraahim iyo Axmed Samatar Cali ayaa ku eedeysan inay seddax qof oo ganacsato ah ku dileen degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir

Xubnahan ayaa la sheegay iney ka tirsan kooxda Al Shabaab ayna ganacsatadaas u dileen sababo la xiriira kameroyin ay ku xireen goobahooda ganacsiga ka dib amar ka soo baxay DF

“Sidoo kale waxaa lagu dabajiraa eedeysane kale oo la sheegay in dilalkaas uu wax ka geystay” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay heyada NISA oo sidan hoose u qornaa

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo loogu baaqay inuu xabsiga dhigo Axmed Madoobe

Caydiid Ali

Ruushka oo ka carrooday Hadal kasoo yeeray Madaxweyne Biden oo la xariiray Xamaas

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida Guddoomiye hore Maxamuud Maxamed Nuur

Cabdi Cade
Taboola Ads ---