Allbanaadir.com
NEWS

Axmed Madoobe oo caawa magacaabay guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha

Madaxweynaha  dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) , ayaa wareegto uu goordhow soo saaray ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland .

Xubnaha guddiga uu magacaabay Axmed Madoobe oo ka kooban 7 xubnood ,ayaa la filayaa inay dhawaan guda galaan howlaha qabashads doorashada xildhibaannada Baarlamaanka iyo Madaxtooyada Jubbaland .

Madaxweynaha Jubbaland magacaabista guddiga doorashooyinka uu sameeyay ayaa ka dhigan in uu ka dhabeenayo go’aankiisa qabashada doorashada Jubbaland oo mar kale Axmed Madoobe loo soo dooran doono Madaxweynaha Jubbaland.

Related posts

(Akhriso) Xaqiiqooyin u gaar ah Koobka Adduunka ee ka furmaya beri Magaalada Doha

Caydiid Ali

Madaxweyne Gaas oo dhagax dhigay dhismaha Garoonka Diyaradaha ee Badhan.

Cabdi Cade

Wararkii ugu danbeeyay dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Kenya & Doorashada Maraykanka oo …

admin
Taboola Ads ---