Allbanaadir.com
NEWS

DF oo xabsiga dhigtay Ma’suul ka tirsan Shirkadda Favori

Ciidanka Booliska Somalia ayaa xabsiga dhigay masuul sare oo ka tirsan shirkadda Favori LLC ee dalka Turkiga oo gacanta ku heysa maamulka garoonkaa dayuuradaha Aadan Cadde.

Ertugrul Karafiyeli oo ah madaxa shaqada iyo shaqaalaha ee shirkadda Favori ayaa lagu eedeeyey inuu waday anshax xumo ah oo uu doonayey inuu kulaco haween Soomaaliyeed.

Haween Soomaali ah oo ka howlgala shirkada ayaa dacwad ku soo oogay ninkan kuwaasoo sheegaya inuu ku rikaateeyey gogol dhaaf iney la sameeyaan hadii kale uu shaqada ka ceyrinayo

Xafiiska Xeer Qaranka ayaa caawa soo saaray War saxaafadeed ku saabsan xarigan ninkan oo u dhashay dalka Turkiga kaasoo la horgeeyey maxkamada gobolka Banaadir  sidan ayuuna u qornaa

Related posts

Farmaajo oo shacabka ugu hambalyeeyey Munaasabada Ciidul adxaa, kuna baaqay..

Caydiid Ali

Cayaarta Qashin ka Ururinta magaalada ee lagu helayo lacag badan oo Abaalmarin

Cabdi Cade

Cudur u eg Covid-19 oo ka dilaacay Shiinaha iyo Dunidda oo isha ku heysa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---