Allbanaadir.com
NEWS

Jubbaland oo xabsiga dhigtay 12 Haween ah (Sababta)

Booliska Jubbaland, gaar ahaan Taliska qaybta Booliska gobolka Jubbada hoose ayaa magaalada Kismaayo ka soo qabqabtay 12 dumar ah.

Waxay lagu eedeeyey in loo haysto kicin bulsho iyo abaabulidda dagaal qabiil oo dhanka baraha bulshada ah

Qoraal ka soo baxay Booliska Jubbaland ayaa lagu sheegay haweenkaas maanta la horgeeyay Maxkamada degmada Kismaayo, laguna sii heyn doono xabsiga inta laga soo dhameystirayo dacwadooda.

Booliska Jubbaland ma bixin faahfaahin intaas ka badan, waxaana haweenkan oo an magacyadooda la sheegin u badan kuwo dhalinyaro ah.

Related posts

(Akhriso) Midowga Musharaxiinta oo qoraal deg deg ah ka soo saaray Ciidamada la dul dhigay

Caydiid Ali

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo Ubax dhigay taallada Daljirka ee Italy (Sawirro)

Cabdi Cade

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Xiisada ka taagan magaalada Baydhabo .

Cabdi Cade
Taboola Ads ---