Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Midowga Musharaxiinta oo qoraal deg deg ah ka soo saaray Ciidamada la dul dhigay

Golaha Midowga Musharaxiinta oo goor dhow qoraal deg deg ah soo saaray ayaa ku tilmaamay daandaansi dagaal ciidamada la dul dhigay xarumahooda magaalada Muqdisho.

Waxay sheegeen in Madaxweyne Farmaajo uu qaadayo mas’uuliyadda ka dhalata kicinta xaalada colaadeed ee lagu qalqal gelinayo  amniga dalka iyo midka Musharaxiinta sida ay warka u dhigeen

Hoos ka akhriso qoraalkooda

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciro oo booqday askar lagu dhaawacay dagaalkii Buq-dharkeyn

Caydiid Ali

Saciid Ciise: “Jiil Walba waxaa soo mara Marxalad uu dalkoodu u baahan yahay Difaac”

Caydiid Ali

Majaajiliistaha caanka ahaa ee Ajakis oo goordhaw Muqdisho ku geeriyooday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---