Allbanaadir.com
NEWS

Musiibo xooggan oo kusoo wajahan Muqdisho, Baraawe iyo Kismaayo oo laga digay

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ka digtay duufaaano culus oo loogu magacdaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka xeebaha dhaca, si gaar ah Muqdisho, Baraawe, Marka , Jamaame, kismaayo iyo Badhaadhe.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaana bulshada uga digtay in ay ka taxadaraan duufaantan oo laga cabsi qabo in dhibaato ka geestaan deegaannada ay kusoo wajahn yihiin .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qaar ka mid ah barihii DF sheegtay in laga xiray Al-Shabaab oo weli shaqeynaya

Caydiid Ali

Maxaa ka jira inuu iscasilay guddigii doorashada Madaxweynaha K/Galbeed? (Akhriso)

Caydiid Ali

Dr. Maxamed Daahir Afrax oo geeriyooday & dowlada Somalia oo War ka soo saartay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---