Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Doorashada Somaliland oo shaaciyay xilliga ay dhacayaan Doorashooyinka Guud

Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay jadwalka doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska ah ee xisbiyada ka jira deegaannada maamulka Somaliland

Qoraal ay soo saareen guddiga doorashada Somaliland ayey ku shaaciyeen in ay doorashooyinka halmar wada qabanayaan marka ay tariikhdu tahay 13-ka bisha November ee sanadkan 2024.

Halkan ka akhriso qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Somaliland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo: Sida ay u dhacday Xafladii Xubnaha ka soo jeeda Somaliland ee taageersan DF

Caydiid Ali

Jilaaga Caanka ah ee Amitabh Bachchan iyo xubno katirsan Qoyskiisa oo isbitaal la dhigay

Cabdi Cade

Madaxweynaha Maraykanka oo hanjabaad kulul u diray dhigiisa Ruushka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---