Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wufuud ka qeyb galeysa shirka Ururka Islaamka oo Muqdisho ku soo qulquluya (Sawirro)

Wufuud ka ka kala socota dalalka Islaamka qaarkood ayaa manta ka soo degay garoonka dayuuradaha aadan caade ee magaalada Muqdisho.

Sadex wafdi oo kala matalaya dalalka Boqortooyada Sacuudiga, Turkiga iyo Malaysia, iyo sidoo kale wafdi uu hoggaaminayo Mudane Danjire Hishaam Yuusuf oo ah Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa maanta yimid Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

Wufuudan iyo wufuud kale oo ku soo wajahan dalka ayaa ka qeyb galaya Shir ay isugu imanayaan kooxda xiriirka Somalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo lagu wado inuu beri oo Sabti ah oo ka furmo magaalada Muqdisho.

Kooxda xiriirka Somalia ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa ka kooban 15 dal sida ay sheegtay Wasaarada arrimaha dibeda ee Somalia, waxaana wufuuda dalalka dhiman ay dalka soo gaari doonaan saacadaha soo socda ee manta billaa beri.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Kulan Xasaasi ah oo Jigjiga ku dhax maray Odayaal iyo Saraakiil Milatari

Cabdi Cade

(Akhriso) Dowlada Somalia oo soo saartay amar dalka looga Mamnuucay isticmaalka..

Caydiid Ali

Nin qarax miino aasayay oo la toogtay iyo Booliiska Muqdisho oo war kasoo saaray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---