Allbanaadir.com
NEWS

Xiriirka kubadda Cagta oo go’ aan cusub kasoo saaray ciyaarihii dowlad Goboleedyada ee la hakiyay

Qoraal maanta kasoo baxay ayaa lagu shaaciyay in beri oo Axad ah dib loo amba-qaadi doono ciyaarihii dowlad goboleedyafa iyo gobolka Banaadir ee horey loo hakiyay.

Xiriirka kubadda cagta iyo wasaaradda Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guul dareestay in dib ciyaaraha ugu soo celiyay xulkq Koonfur Galbeed oo tartanka isaga haray, kaddib markii weerar lagu qaaday baskii ay saarnaayeen ciyaartoyda.

Xulka Hirshabelke ayaa beri qaadan doona saddex dhibcood oo hadiyad ah, maadaama Koonfur Galbeed ay la ciyaari lahaayeen aysan imaan doonin, waxaa sidoo kale beri ciyaari doona lugtii u harsaneed xulalka Banaadir iyo Jubbaland.

Related posts

Madaxweyne Ruto oo shaqada ka joojiyay xubno shaki galiyay Doorashadii uu ku guuleestay

Cabdi Cade

Dhaxal-sugaha Sacuudiga oo iibsaday koox ka tirsan horyaalka Premier League

Caydiid Ali

Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & dhigiisa Mike Sonko? (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---