Allbanaadir.com
NEWS

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo Caddeeyay hal arrin ay ku garab taagan yihiin Dowladda

War-qoraal ah oo kasoo baxay qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu waa weyn mucaaradka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ay ku jiraan madax hore oo dalka xilalka ugu sareeya kasoo qabtay ayaa kahor yimid damaca guracan ee dowladda Itoobiya.

Siyaasiyiintan oo horey ugu soo tartamay xilka madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ku garab taagan yihiin kuna taageersan yihiin ilaalinta qarannimada dalka iyo sida ay uga soo horjeedo in Itoobiya qaadato taako dhulkeena kamid ah.

Qoraalka ayey madaxdan hore ugu baaqeen Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed in uu isaga haro siyaasadiisa qar iska-tuurnimada, iskana ilaabo damaciisa ku aadan in uu helo dhul ay Soomaali leedahay.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay siyaasiyiinta mucaaradka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gantaalo 30 ka badan oo lagu weeraray woqooyiga Israa’iil (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Xasan Shiikh: “In Madaxdii dalka ay howl ka dhigtaan hebel yuusan dhoofin iwm waa nasiib daro ”

Caydiid Ali

Shir Deg deg ah oo laga yeeshay Kulanka Fiinaalaha ee Galmudug iyo G/Banaadir (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---