Allbanaadir.com
NEWS

Deni, Faroole, Cumar C/rashiid & xubno kale oo dalab xasaasi ah u diray Xassan Shiikh (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, ku xigeenkiisa, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Sen. C/raxmaan Faroole iyo Raisal Wasaare hore Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay in uu hakiyo tallaabooyinka socda ee masiiriga ah sida, Dastuurka ayna muhiim tahay in laga wado hadlo.

Xasan Sheekh ayaa bilihii lasoo dhaafay qaaday tallaabooyin badan oo ay dood ka keeneen mucaaradka iyo qeybaha Bulshada kuwaasoo uu doonayo in lagu dhameystiro dastuurka dalka, iyadoo muran xoogan uu ka taagan yahay wax kla bedelka qodobada qaar sida la baabi’iyo nidaamka madaxweynaha iyo RW, loona guuro Madaxweyne iyo ku xigeen iyo qodobo kale.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AY SOO SAAREEN MASUULIYIINTAN.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Asmara (Asmara)

Cabdi Cade

(Sawirro) Dhaawacyada qaraxyadii Jalalaqsi & Buula-burte oo la keenay Muqdisho

Caydiid Ali

Maamulka K/Galbeed oo joojiyay wadashaqeynta RW Rooble ee Arimaha Doorashada

admin
Taboola Ads ---