Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Waare oo ka hor yimid Go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo xubin ka aheyd maamulka Hirshabelle.

Waare ayaa sheegay in Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada loo aas aasay in uu ka shaqeeyo danaha dowlad goboleedyada iyo in uu la shaqeeyo dowlada Federaalka Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso Qoraal kasoo baxay Waare

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Agaasime Dhuxulow oo arrin muhiim ah kala hadlay Danjiraha Sweden

Caydiid Ali

Wasiir hore oo ku baaqay in la baaro Wada shaqeyn ka dhaxeysa Farmaajo iyo Al Shabaab

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo Eedeeyay dowlada Madaxweyne Farmaajo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---