Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka Wasiiru-dowlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Hirshabeelle ka qaaday masuulkii ugu magacawdanaa.
Wareegto cusub uu saakay aroortii soo saaray madaxweyne Guudlaawe ayuu uguĀ Magacaabay Wasiiru-dowlaha cusub ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Axmed.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com