Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cali Guudlaawe oo digniin ka bixiyey dhul garoon cusub looga dhisayo Muqdisho

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray qoraal ku saabsan dhul ku yaalla gobolka Sh/dhexe oo horey loogu asteeyey in laga dhiso garoonka cusub ee dayuuradaha Muqdisho.

Dhulkan ayaa ku yaalla inta u dhexeysa degaanka Ceel macaan iyo degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe.

“Dowladda Hirshabeelle waxa ay markale adkeyneysaa ansax ahaanshaha go’aankii hore ee khuseeyay dhulka sare ku xusan, isla markaasna kaliya loo isticmaali karo ujeedadii loo ogolaaday iyadoo lagala tashanayo dadka deegaanka” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Cali Guudlaawe oo sida muuqata loogu digayo dad damacsan iney boobaan ana ujeedooyin kale u isticmaalaan dhulkaas.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

 

Related posts

Dayuurado gargaar u sida Magaalada Belad-weyne oo ka degay Guriceel (Sawirro)

Caydiid Ali

Xassan Shiikh iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Washington (Sawirro)

Caydiid Ali

Ciyaartoyda Sooman ee ka ciyaara horyaalka Ingiriiska oo la siinayo fursad ay ku afuraan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---