Allbanaadir.com
NEWS

Xisbiyo xulafo la ahaa Madaxweyne Deni oo garabkiisa ka baxay (Akhriso)

Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda Puntland oo hore xulafo siyaasadeed ula ahaa maamulka Siciid Deni ayaa war cusub ka soo saaray arrimaha doorashada 2024.

Bayaan wadajir ah oo ay soo saareen saddexda xisbi ayay ku baaqeen doorashada madaxtinimada Puntland lagu qabto wakhtigeeda oo ku beegan 8 Jannaayo 2024.

Xisbiyada ayaa soo jeediyay in doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkisu ay u dhacdo si baarlamaani ah, oo xildhibaanada la soo doortey ay doortaan Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED

Related posts

Madaxweyne Deni oo abaal-marino gudoonsiiyey ciyaartoy ku guuleystay tartan (Sawirro)

Caydiid Ali

Antonio Guterres oo ka dhawaajiyay Hadal wadnaha jaray kana carreesiiyay Israel

Cabdi Cade

Saraakiil iyo Ciidamo loo xiray weerarkii ka dhacay Xeebta Liido iyo Baaritaano socda

Cabdi Cade
Taboola Ads ---