Allbanaadir.com
NEWS

Mucaaradka Puntland oo lix arrimood oo halis ah ku eedeeyey Madaxweyne Deni

Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin caan ah oo ka soo jeeda deegaanada maamulkaas ayaa soo saartay bayaan culus iyagoo lix arrimood oo halis ah  ku eedeeyey Madaxweyne deni.

Bayaanka siyaasiyiintan ayaa wax aan caqli gal aheyn ku tilmaamay doorashooyinka qof iyo qof eeuu damacsan yahay Saciid Deni iyagoo xusay Deni uu Puntland u horseeday siyaasadeed iyo jahwareer.

Madaxweyne Saciid Deni waxaa kale oo lagu eedeeyey inuu abuuray qalalaase dastuur iyo mid amni oo haatan ka taagan Puntland, bayaanka oo dhameystiran hoos ka akhriso.

Related posts

Guddoomiyihii guddiga Doorashada Hirshabelle oo Eedeyn culus u jeediyay Cali Guudlaawe

Cabdi Cade

Madaafiic goordhaw lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Cabdi Cade

Xaalad adag oo soo wajahday doorashada Madaxweynaha & Farmaajo oo diyaarsaday..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---