Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda oo Shaacisay magacyada saddex Sargaal oo xalay laga dilay kooxda Al Shabaab

Hawlgal gaar ah oo ay fuliyeen Ciidanka Qaranka iyo Ciidamada Difaaca Shacabka ayaa lagu dilay saddex horjooge oo  katirsanaa dagaallamayaasha kooxda Al Shabaab.

Hawlgalka oo xalay ka dhacay Galbeedka Ceel-La Helay waxaa lagu dilay Olol Cali Guuleed oo ahaa madaxii abaabulka jabhadaha Al Shabaab, Shuuke Cali Dheeg iyo Ciise Barre oo iyaguna ahaa labo sargaal kale oo katirsanaa Al Shabaab.

“Hawlgalka oo ahaa mid si xirfadaysan loo qorsheeyay loona fuliyay waxa uu dhabarka ka jabiyay guud ahaan kooxda Al Shabaab gaar ahaan kuwa ku dhuumaalaysanaya Galmudug ” Ayaa lagu yiri qoraal dowladda Soomaaliya kasoo baxay.

Related posts

Maxkamad soo afjartay kiiska nin Soomaali ah oo saameeyey Baarlamanka Yurub

Caydiid Ali

Sheekh Aadan Madoobe oo u dhoofay Talyaaniga kaddib casuumad uu helay

Cabdi Cade

Qorshe ay wadeen xubno ku heyb ah RW Rooble oo fashilmay iyo Siyaasi shaaciyey xog cusub..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---