Allbanaadir.com
NEWS

Aadan Madoobe oo magacaabay xubnaha Golaha Shacabka ku matelaya Baarlamaannada Africa, Carribean iyo…

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaannada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa wareegtada uu soo saaray uhu magacaabay xildhibaannada kala ah Saalim Caliyow Ibroow iyo Xildhibaan Farxiyo yuusuf Cumar in ay Soomaaliya ku matelaan Baarlamaannada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiir ku baaqay in Baarlamaanka laga sifeeyo Xubnaha taageersan Itoobiya

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti (Sawirro)

Cabdi Cade

Donald Trump oo sameeyay magacaabis xilal iyo dad badan oo la yaaban

Cabdi Cade
Taboola Ads ---