Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Ra’iisul Wasaaraha Israel Netanyahu oo lagu sameynayo qaliin halis ah

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in lagu rakibay qalabka wadnaha si loogu sameeyo qaliin.

Netanyahu ayaa sheegay inuu la kulmay wadne xanuun usbuucii la soo dhaafay, hadalkaasi kadib ayaa la go’aamiyay in reisal wasaaraha la geliyo qalliin dhanka wadnaha ah.

Waxa uu filayaa in laga saaro Isbitaalka Isniinta si uu ugu codeeyo isbedelada garsoorka ee muranka badan dhaliyay gudaha Israel

Qalliinka ayaa loo qorsheeyay inuu ka dhaco Isbitaalka Tel Hashomer, ayaa lagu yiri bayaanka. Ra’iisul wasaaraha ayaa la suuxin doonaa inta lagu jiro qaliinka.

Wasiirka cadaalada Yariv Levin ayaa noqon doona ku simaha ra’iisul wasaaraha inta Mr Netanyahu uu ku jiro qaliinka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

AMISOM oo ka hadashay Dadkii shacabka ahaa ee Ciidankeeda ku laayeen Golweyn

Cabdi Cade

Guddoomiyihii Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya oo si rasmi ah isku casilay

Cabdi Cade

Maxay Taliban u dooneysaa iney soo celiso xiriirkii Mareykanka?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---