Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Boqortooyada Sacuudiga oo ka soo jawaabtay codsi kaga yimid dowlada Somalia

Ha’yadda King Salmaan ee wadanka Sa’udi Arabia ayaa ka soo jawaabtay codsigii Hay’adda maareynta masoobooyinka Soomaaliyeed ee SODMA ee ahaa qodidda Ceelal biyoodyo laga hirgalinayo gudaha dalka si gaar ah deeganada inta badan biyo la’aanta ay ka jirto.

Hay’adaha King Salman iyo SODMA ayaa bilaabaya qodida ceelashaas oo gaaraya 23 ceel biyood.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa uga mahadnaqay Hay’adda King Salmaan aqbalaada codsigooda.

Sacuudiga ayaa ka mid ah dowladaha Carbeed ee Soomaaliya ka taageera dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin gargaarka, dhaqaalaha iyo mashaariicda horumarinta.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamo cusub oo lasoo dhigay Isgoosyada Muqdisho iyo Ammaanka oo si weyn loo adkeeyay

Cabdi Cade

Dabaq aad u dheer oo lagu xaraashayo Suuqa Internetka (Daawo Sawirada)

admin

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---