Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Raisul Wasaare Xamse iyo wafdi uu hogaaminayo oo caawa dalka ka dhoofay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa u ambabaxay waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka.

Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliya gudashada Xajka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Mudanayaal ka tirsan Goleyaasha Dowladda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed Ilaahay uga baryay in dhibaatooyinka ragaadiyey dowladnimadooda uu ka dulqaado.

Waxaa uu ugu  baaqay shacabka Soomaaliyeed in la is cafiyo oo laga wada shaqeeyo horumarka dalka, waxaana wafdiga raisul wasaaraha sii sagootiyey masuuliyin ka tirsan goleyaasha DF.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxkamadda ICJ oo go’aan ka gaartay dacwad Qatar ka gudbisay UAE (Video)

Caydiid Ali

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Weerar afka ah ku qaaday Fahad Yaasiin

Cabdi Cade

Kabo Qofka Indhoolaha caawinaya oo lasoo saaray! (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---