Allbanaadir.com
NEWS

Qeylo dhaan xoogan oo kasoo yeertay Maamulka Somaliland (Daawo Muuqaal)

Maamulka Somaliland ayaa sida Fiinta uga Qaylisay guusha Dawladda Soomaaliya ay kula soo wareegtay maamulka Hawadda oo Mudo ka badan 27-sano laga Xukumayey dalka Kenya.

Maareeyaha Hay’adda Duulista ee Somaliland Cabdi Maxmed Rodol, ayaa sheegay insan Aqbali doonin inay  Dawladda Soomaaliya la wareegto Maamulka Hawada, Wuxuuna sheegay inaan laga wada Heshiin arintaasi.

 “Waxaanu Cadaynyanaa inaan Somaliland Ogolaan doonin in Hawadeeda meel kale laga maamulo “ Ayuu yidhi Mareeyaha Hay’ada Duulista Maamulka Somaliland.

Wuxuu sheegay inay Arintaasi keeni karto Khal-khal iyo Jaahwareer siyaasadeed, Wuxuuna tilmaamay inay Masuuliyada Qaadi doonto Xukuumadda Soomaaliya. Sida uu hadalka u dhigay.

https://www.youtube.com/watch?v=Cgcw5pkplDE&feature=youtu.be

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Nuur Axmed oo Baaskiil ku tagay Sacuudiga si uu u guto Waajibaadka Xajka

Cabdi Cade

Erdogan oo is bar-bardhigay Netanyahu iyo Hitler iyo Netanyahu oo Jawaab carro leh bixiyay

Cabdi Cade

Khayre oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha dalka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---