Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF & afar dowlad goboleed oo heshiis ka gaaray hanaanka doorashooyinka dalka (Akhriso)

Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka kooban Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray hanaanka doorashooyinka dalka ka dib shir ugu soo dhamaaday Muqdisho.

Heshiiskan xasaasiga ah ayaa waxaa ka maqan Puntland, waxaana ku jira in muddo kordhin ah hal sano ah loo sameeyo madaxda dowlad goboleedyada, sidoo kale waxaa lagu heshiiyey in la taageero muddo kordhinta DF oo marayo baarlamanka Somalia inkastoo ay u baahan tahay in wax laga bedelo qdobo ka mid ah dastuurka taasoo ah mid aad u adag.

HOOS KA AKHRISO HESHIISKA OO DHAMEYSTIRAN.

Related posts

Iran oo laga yaabo in ay weerarto saldhigga ciidamada ee ku yaalla Diego Garcia

Cabdi Cade

Halkee marayaan wadahadalka isdhaafsiga Maxaabiista Israel iyo Xamaas?

Caydiid Ali

Tiktok oo lagu ganaaxay 350-Milyan oo Dollar iyo Dambiga lagu heesto oo la shaaciyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---