Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddi u saaray aaska Alle ha u naxariistee Maxrxuum Korneel Cismaan Maxamed Jeelle. oo dhawaan dalka dibadiisa ku geeriyooday.
Guddiga Ra’isul Wasaare kuxigeenka u saaray qaban qaabada aaska Maxrxuum Korneel Cismaan Maxamed Jeelle ayaa ah shan xubnood oo katirsan golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, waxaana marxuumka la filayaa in dhawwaan lagu aaso Muqdisho..
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com