Allbanaadir.com
NEWS

Shirkada Blue Sky Energy oo Adeeg koronto oo Casri ah kusoo kordhisay Muqdisho

Shirkada Korontada Blue Sky Energy ayaa magaalada Miuqdisho kusoo kordhisay adeeg koronto oo casri ah, waxaana adeegan ka faa’iideestay dadka Muqdisho oo baahi weyn u qabay.

Shirkada Blue Sky Energy ayaa wali wada horumarinta adeega Koronto ay bixiso, waxa ayna magaalada keentay qalab casri ah oo saamaxaya in guud ahaan Konrotada gaarsiiyaan magaalada Muqdisho si loo haqab tro baahiyada dadka u qabaan korontada.

Korontada Shirkada Blue Sky Energy ayaa noqotay mid soo jiidatay bulshada Muqdisho oo baahi weyn u qabay, waxaana Konrontada shirkada bixiso oo ah mid raqiis ah si weyn u jecleestay Reer Muqdisho oo markii hore dhibaato ku qabay shirkadaha kale.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Imaaraadka oo ku eedeeyay Qadar falalka iyaga ka dhan ah ee Soomaaliya ka wado

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Kheyre oo amar cusub siiyay Guddiga ka hortagga COVID-19

Cabdi Cade

Wariye caan ah oo ku dhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Cas Caseey

Cabdi Cade
Taboola Ads ---