Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DAAWO TOOS: Ciyaarta Xulka Qaranka 17-jirada Somalia iyo dhigooda Algeria

Waxaa  goor dhow bilabatay ciyaartii la wada sugayey ee Xulka Qaranka Somalia ee 17-jirada oo kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika la yeelanaya dhigooda xulka Algeria oo ay hal guruub ku wada jiraan.

Shaxda ay ku ciyaareyso Somalia ayaa 4-4-2 sida uu sheegay tababaraha xulkeena.

Kulanka ayaa dhacaya Garoonka Nelson Mandela Stadium ee magaalada Algeris.

Guddoomiye Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Shiine ayaa sheegay in diyaar garowga ciyaarta xulkeena Qaranka uu ku wajahayo dhigooda Algeria uu aad u sareeyo ayna ka rajeynayaan guul.

CIYAARTA DAAWO SI TOOS AH 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Biriq dhimasho & dhaawac ka geysatay Caabdudwaaq

Caydiid Ali

Hay’adda NISA oo Muqdisho keensatay Qalab qarsoodi ah lagu beegsanayo Mucaaradka !!

Cabdi Cade

Wararkii ugu Dambeeyay dabka Los Angeles iyo cabsi hor leh oo soo korortay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---