Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DEG DEG: Sacuudiga oo ku dhawaaqey iney beri tahay Maalinta 1aad ee ciidul Fitriga

Boqortooyada Sacuudiga ayaa goor dhow shaacisay iney la arkay bisha Shawaal 1444, maalinta beri ahna ay tahay maalinta koowaad ee ciidul Fitriga.

Qoraal ka soo baxay Maxkamada sare ee sacuudiga ayaa lagu sheegay in bisha Shawwal laga arkay degaanada Tumair iyo Sudair sidaas awgeedna ay berri oo Jimce ah 21-ka April sanadka 2023ka ay tahay maalinta koowaad Ciidul Fitriga.

Sidoo kale dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay iney beri tahay maalinta koowaad ee ciidul Fitriga.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamo hor leh oo gaaray degaanka Yasooman iyo Wararkii u dambeeyey (Sawirro)

Caydiid Ali

Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsiga u geestay Caasho Ilyaas oo saakay la toogtay

Cabdi Cade

Daawo:-Kalsooni gala noqoshada Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ma noqonaysaa mid sax ah!!

admin
Taboola Ads ---