Allbanaadir.com
NEWS

Odayaasha SSC oo War kasoo saaray Ergayga loo Magacaabay Wadahadalada Somaliland

War- saxaafadeed kasoo bsxay SSC-Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyay  Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo uu Ergeyga wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland u magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Guddiga odayaasha SSC Khaatumo ayaa lagu bohgaadiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud dedaallada uu ku bixinayo sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Somaliland.

War- saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in SSC-Khaatumo aysan ka mid ahayn, kana mid noqon doonin Somaliland. Waxa ayna xuseen in ay ka mid yihiin Soomaaliya ayna aaminsan yihiin sugnaanshaha xuduudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo in ay yihiin lama-taabtaan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Shiinaha oo qaatay go’aan wadnaha gooyey Shirkada Boeing

Caydiid Ali

Gudoomiyihii gobolka Sh/Hoose oo xilka laga qaaday loona magacaabay Wasiir (Digreeto)

Cabdi Cade

Galmudug oo ku dhawaaqday Howlgal cusub oo ka dhan ah Al Shabaab xilli ciidanka ay…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---