Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Xubno guddi ah oo wax ka qabta Dhibaato taagan

Madaxweynaha ubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shan xubnood oo kamid ah Xukuumada u magaacabay guddiga gurmadka fatahaada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Xubnahan guddiga ah uu magacaabay madaxweynaha ayaa ka shaqeyn doona sidii loo caawin lahaa dadkii waxyeelada xooggan kasoo gaartay fatahaadyadii ka dhacay degmada Baardheere.

Related posts

Nin Bambo wata oo dalbaday in uu la kulmo Madaxweyne Emmanuel Macron

Cabdi Cade

Dalalka reer galbeedka oo ka qeyliyey gantaal ay soo saartay Iran

Caydiid Ali

(Akhriso) Xukuumadda Somalia oo Xeer ka soo saartay Dhaqan galinta Habraaca Heshiisyada

Caydiid Ali
Taboola Ads ---