Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

War Murtiyeed laga soo saaray shir DF iyo dowlad goboleedyada uga socday Kismaayo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daauud Aweys Jaamac ayaa soo xiray shirka Wadatashiga Ballaarinta Idaacadaha Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah federaalka iyo gobolka Banaadir oo Kismaayo ka socday Labadii cisho ee la soo dhaafay.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo la xiriira xoojinta wada shaqeynta heyadaha warfaafinta dowlada dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah

HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Toogasho lala beegsaday dad ajnabi ah oo ka dhacday Magaalada Macerata (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ma waxaa dhaw dagaal ka dhax qarxi kara Itoobiya iyo Eritrea ?

Cabdi Cade

Kooxo hubeysan oo dilay Axmed Tahliil iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkaasi

Cabdi Cade
Taboola Ads ---