Allbanaadir.com
NEWS

Maxay dowlada Somalia ka faa’iiday shirkii maanta? (Akhriso todobo qodob)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney ka dhaxashay shirkan 7 arrimood oo kala ah sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cabsi hor leh oo lasoo daristay Shacabka Muqdisho iyo laamaha amniga oo …

Cabdi Cade

(Sawirro) Guddi loo xilsaaray Baaritaanka dhacdadii Tuulada Gololey oo gaaray Balcad

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee uu ku furmay kalfadhigii Golaha Shacabka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---